Wasiirka Arrimaha Dibeda Somalia oo booqasho ku tegay Magaalada Rabat

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa gaaray Magaalada Rabat ee dalka Marooko. Cawad ayaa hoggaaminaya wafdi sare oo diblomaasiyadeed oo booqasho rasmi ah oo laba cisho qaadanaysa ku joogi doona dalka Marooko. Sida la qorsheeyay Mudane Axmed Cawad waxa uu kulan laba geesood ah la yeelan doonaa dhigiisa Marooko … Continue reading Wasiirka Arrimaha Dibeda Somalia oo booqasho ku tegay Magaalada Rabat